This removes any ashes on the walls and helps the bread stick to the wall | Cajiinka fidi farahana ku mudmud |
---|---|
Ujeeddada waxay ahayd wixii dambas ah in laga tirtiro si uu cajiinka tinnaarta ugu dhego oo aysan muufada u soo dhicin | Tinaarta qoryo ayaa lagu dhex ridi jiray, kaddibna waa la shidi jiray |
Gacmaha biyo ku qoy, kaddibna hal sacab oo cajiin ah soo gooso.
7Muufo tinnaarta laguma dari jirin qamiir, sidaas darteed muufada ma fuuri jirin | Muufa Baraawaha waqti badan ayay qaadataa oo waxaa la sugaa ilaa ay ka qamiirto, markii la dubana way fuurtaa |
---|---|
The story of Maanda is the story of the daily life of the Bravanese | Markay kululaato, maro la kuusay oo xoogaa qoyan ayaa lagu tirtiri jiray meesha muufada lagu dhejinaayo |
Reer Baraawaha waxay muufada noocaas u yaqaanaan mandhaa kudirsha oo micnihiisa yahay muufo la boobsiiyay ama muufo ka gaarsiis ah.
1Taas waxaa kaloo kuu cadeynaysa in waqooyiga Soomaaliya rootiga lagu dubo foornada loo yaqaanno furun | Video without music: Somali women baking Corn Flatbread Muufo |
---|---|
Please let me know what i am doing wrong |
Baking bread in a tinaar is difficult work and not many can handle the heat.
5